Afhayeenka beesha duduble

Ayuub kaarlo waa qabiir dhanka qabiilada ah

Ayuub Kaarlo waa sarkaal dhanka qabiilka u qabiilsan beesha Duduble. Waa ruug cadaa beesha ku bariiseeya, inkastoo dhowaanahan uu isaga gaabsaday kahadalka arrimahan, hadana Ayuub waa raga u hadla beesha Duduble marka ay timaado dhanka baraha bulshada.