Afhayeenka beesha habar gidir

Daahir waa qabiir dhanka qabiilada ah

Dahhir calasow waa qabiir dhanka dhexe uga ciyaara beesha habar gidir gaar ahaan Sacad, hadana marka ay timaado kahadlka qabiilka dhanka habar gidir cidna kaba daba hadli karto. waa ruug cadaa wax badan kusoo jiray howlahan waana afhayeenka beelaha habar gidir ku abtirsada waqti xaadirkan