Waceysle (Warculus, Bah Hintire Bal'ad - Ajuuraan)
Wacaysle Cadde waa beel ka mid ah beelaha Abgaal Cismaan, waana beel leh taariikh iyo miisaan culus oo ka dhex jira qabiilka Abgaal Cismaan. Wacaysle waxaa loo kala saaraa sida hoos ku xusan.
- Jibraaiil Waceysle
- Harun Waceysle
- Saleban Waceysle
- Omar Saleban
- Dhagaweyne Omar
- Abdalle Omar
- Gardhale
- Ali Gaaf
- Abdirahman Ali
- Adam Ali
- Muuse Cali
- Fasahale Muuse
- Daamcad Muuse
- Mohamed Ade
- Wa’eys Mohamed
- Adaan Mohamed
- Mohamud Abdalle
- Absuge
- Adaan Idiris
- Adaan Absuge
- Yabardhagey
- Ma’alin Dhiblaawe
- Mohamed Ade
- Abdi Ma’alin
- Omar Ma’alin
- Jim’ale Ma’alin
- Osman Ma’alin
- Eybakargaab
- Abdirahman Saleban
- Ma’alin Aflah
- Abdulle Abgaal (Jurtub, Bah Sarjeele – Ajuuraan)
- Mohamud Abgaal (Atwaaq, Bah Sarjeele – Ajuuraan)

Miyaad ka tirsan tahay beesha Wacaysle? Ma isleedahay wax baa ka dhiman ama laga tegay?
Fadlan fariin noogu soo dir Info@qabiilka.com ama noogu reeb fariin qeybta faallooyinka hoose.
Waxaan sida ugu dhaqsiyaha badan uga soo jawaabi doonnaa fariintaada!